Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada ee hsirka ugu soo geba gaboobay Magalada Garoowe ayaa waxa ay shaaciyeen inay ku dhawaaqeen Xisbi Siyaasadeed gaar ah.
Golaha ayaa waxa ay sheegeen in Xisbigaas loogu magic daray Xisbiga horusocod (National Progressive Party),iyad aoo guddoomiye loogu doortay Madaxwyenaha Puntland oo horay u ahaa Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga.
Dowlad Goboleedyada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in Xisbigaas uu ka mid yahay xisbiyada dalka ka jira,isl markaan ay uga qyeb galayaan doorashada Sanada 2020 la filayo inay dalka ka dhacdo.
Lama halka xisbigaas laga diiwangelin doono iyo waxa uu ka yeeli doono Guddiga Madaxa banana ee doorashooyinka oo horay Xisbiyo Siyaasadeed oo dhowr ah diiwaangeliyay.