HomeWararMaamul-gobaleedyada oo loogu baaqay Xisaab-celinta Lacagihii ay DFS ugu deeqday

Maamul-gobaleedyada oo loogu baaqay Xisaab-celinta Lacagihii ay DFS ugu deeqday

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ilo ku dhow Xukuumadda Federalka ayaa sheegay in Qoraal loo kala diray Wasaaradaha Maaliyadda ee Maamul-gobaleedyadda hoos yimaada Federalka oo looga dalbaday inay soo gudbiyaan Xisaab-celinta Lacagihii ay DFS ugu deeqday. Tallaabadan ayaa ku soo beegabtay, iyadoo uu xiriirka labada dhinac xumaaday, kadib markii ay ku kala qeybsameen Khilaafkii Khaliijka. Haddaynu eegno, Lacagaha ay DFS […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo ku dhow Xukuumadda Federalka ayaa sheegay in Qoraal loo kala diray Wasaaradaha Maaliyadda ee Maamul-gobaleedyadda hoos yimaada Federalka oo looga dalbaday inay soo gudbiyaan Xisaab-celinta Lacagihii ay DFS ugu deeqday.

Tallaabadan ayaa ku soo beegabtay, iyadoo uu xiriirka labada dhinac xumaaday, kadib markii ay ku kala qeybsameen Khilaafkii Khaliijka.

- Advertisement -

Haddaynu eegno, Lacagaha ay DFS siisay Maamul-gobaleedyadda ayaan ahayn kuwo si siman loogu qeybiyey, waxaana Kharajka ugu badan la siiyey Maamulka Puntland, halka Lacagta ugu yar la siiyey Maamulka Hirshabeele.

Shaxda qaabka ay Xukuumadda federalka ugu qeybisay Mamaul-gobaleedyadda Miisaaniyaddaas ayaa kala ahaa:-

1-Puntland  waxaa la siiyey lacag dhan 4,675,000 oo Dollarka Maraykanka (Afar milyan iyo todobo boqol iyo todobaatan iyo shan kun oo Dollar).

- Advertisement -

2-Jubbaland waxaa la siiyey lacag dhan 2,695,000 oo Dollar (Labo milyan lix boqol iyo sagaashan iyo shan kun oo Dollar)

3-Galmudug waxaa la siiyey 1,475,000 oo Dollar ((Hal milyan afar boqol iyo todobaatan iyo shan kun oo Dollar)

4-Koofur Galbeed waxaa la siiyey lacag dhan $1,475,000 (Hal milyan afar boqol iyo todobaatan iyo shan kun oo Dollar)

5-Hirshabeelle waxaa la siiyey Miisaaniyaddii ugu yarayd, taasi oo dhan 700,000 (Todobo boqol oo kun oo Dollar).

Ugu dambeyntii, Maamulka Gobolka Banaadir oo ah xarunta DFS waxaa loo qoondeeyey lacag dhan  7,000 000 (Todobo milyan oo Dollar)

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts