HomeWararMaamul Cusub oo loo Magacaabay Degmada Guriceel (Wareegto)

Maamul Cusub oo loo Magacaabay Degmada Guriceel (Wareegto)

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maamul Cusub u Magacaabay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Guriceel loogu magacaabay Faarax Cabdi Macalin, halka C/Shakuur Axmed Faarax laga dhigay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha siyaasadda iyo amniga. Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa Cabdirisaaq C/llaahi Faarax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maamul Cusub u Magacaabay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Guriceel loogu magacaabay Faarax Cabdi Macalin, halka C/Shakuur Axmed Faarax laga dhigay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha siyaasadda iyo amniga.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa Cabdirisaaq C/llaahi Faarax u magacaabay inuu nqodo Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Arrimaha Bulshada degmadaas.

Ugu danbeyntii Qoorqoor ayaa faray dhammaan hay’adaha kala duwan ee amniga Galmudug inay la shaqeeyaan Guddoonka Cusub ee Guriceel si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts