Guddiga Doorashadda Dadban ee Heerka Federalka ayaa sheegay inaysan Maamul-gobaleedyadda Galmudug, Puntland iyo Jubaland soo dhamaystirin Liiska Musharixiinta Aqalka Sare.
War-saxaafadeed uu Guddigu soo saaray ayaa lagu sheegay inaan Liisaskaasi lagu soo caddaynin qoondada ay Haweenka ku leeyihiin Kuraasta Aqalka Sare.
HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA :
©Radio Dalsan