HomeWararLafta-gareen oo UN-ka kala hadlay Xaaladda Abaaraha ee Deegaanadda KGS

Lafta-gareen oo UN-ka kala hadlay Xaaladda Abaaraha ee Deegaanadda KGS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir Mudawi Ku xigeenka madaxa arimaha gurmad ee Hay”addaha iyo Hay”adda UNOCHA. Kulanka oo qaatay Saacado aya aad looga hadlay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadda KGS iyo sidii xalwaara loogu heli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir Mudawi Ku xigeenka madaxa arimaha gurmad ee Hay”addaha iyo Hay”adda UNOCHA.

Kulanka oo qaatay Saacado aya aad looga hadlay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadda KGS iyo sidii xalwaara loogu heli lahaa Abaaraha kusoo noq noqday Deegaanadda KGS.

- Advertisement -

Madaxweyne laftagareen kulanka waxaa ku wehlinayey Xubno ka tirsan Wasiiradda DGKGS, Lataliyaal Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts