HomeWararLacago Dheeraad Ah Oo Lagu Soo Rogay Dadka Ka Dhoofaya Garoonka Aadan-Cadde

Lacago Dheeraad Ah Oo Lagu Soo Rogay Dadka Ka Dhoofaya Garoonka Aadan-Cadde

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mareeyaha Garoonka Aadan Cadde Ashkir Cabdiayaa sheegay in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofayo garoonka sababo la xiriira Abaaraha ka jira dalka.   Cabdi Ashkir ayaa Sheegay in dadka ka dhooray Garoonka Aadan Cadde una Socdaalaya Goballada Dalka Laga Qaadayo Lacag Dhan $5, Halka Dada u safraya Meelaha Dalka ka baxsana laga […]

- Advertisement -
Mareeyaha Garoonka Aadan Cadde Ashkir Cabdiayaa sheegay in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofayo garoonka sababo la xiriira Abaaraha ka jira dalka.
 
Cabdi Ashkir ayaa Sheegay in dadka ka dhooray Garoonka Aadan Cadde una Socdaalaya Goballada Dalka Laga Qaadayo Lacag Dhan $5, Halka Dada u safraya Meelaha Dalka ka baxsana laga Qaadayo Lacag Dhan $10, Lacagtaasna lagu qaadi doono boono ay jareyso Wasaaradda Maaliyadda.
 
Maareye Ashkir ayaa Sheegay in Tallaabadaani ay mid KMG ah oo Socon doonto muddo ku Eg Sadex Bil, go’aankaasina lagu gaaray kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya uuna shir guddoominayay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid.
 
Go’aanka ayaa sida Qorshuhu ahaa dhaqangalayay Maanta oo Arbaco, hase yeeshee Maamulka Garoonka ayaa Qaatay Go’aan kale oo dadweynaha lagu Ogeysiinayo waxyaabaha soo Kordhay kadib markii maanta uu caqabad ku noqday dadka ka dhoofayay garoonka, balse maanta la isla gartay in Fulinta Go’aanka la gaarsiiyo illaa Maalinta Jimcaha si dadweynhu ay ugu soo talagalaan.
 
Ugu Dambeyntii Maareeyaha Goroonka Aadan Cadde ayaa ka codsaday Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay bixiyaan lacagaha lagu soo kordhiyay si loogu Caawiyo Walaalahooda Soomaliyeed Ee Abaartu Saameysay.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts