HomeWararLaba musharax oo isugu soo haray doorashada Madaxweynaha Puntland

Laba musharax oo isugu soo haray doorashada Madaxweynaha Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareega labada ay isugu soo hareen Saddex Musharax. Wareega labada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Abdullahi Deni Asad Cismaan Abdullahi  iyo  Faarax Cali Shire,waxaana Guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen. Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  30 Cod Saciid Abdullahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareega labada ay isugu soo hareen Saddex Musharax.

Wareega labada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Abdullahi Deni Asad Cismaan Abdullahi  iyo  Faarax Cali Shire,waxaana Guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen.

- Advertisement -

Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  30 Cod

Saciid Abdullahi Deni 29 Cod

Faarax Cali Shire 7 Cod

- Advertisement -

Waxaa haatan la guda galayaa wareega Saddexaad doorashada Madaxweynaha Puntland oo ay isugu soo hareen Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  iyo Saciid Abdullahi Deni 29 Cod.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts