HomeCaalamka(LA-YAABKA + SAWIR0): Nin gurigiisa isaga iibiyey si uu u samaytso Mooto...

(LA-YAABKA + SAWIR0): Nin gurigiisa isaga iibiyey si uu u samaytso Mooto duuli karta.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nin u dhashay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo Zhao Deli oo 40-jir ah ayaa la sheegay inuu iska iibiyey guri uu lahaa, si uu u helo Lacag uu ku maal-geliyo Mooto duusha (flying motorcycle). Markii uu guriga iska iibiyey waxa uu Lacagta u adeegsaday inuu ku maal-geliyo Mootadaasi oo qeybo ka mid ah qalabka laga farsameeyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin u dhashay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo Zhao Deli oo 40-jir ah ayaa la sheegay inuu iska iibiyey guri uu lahaa, si uu u helo Lacag uu ku maal-geliyo Mooto duusha (flying motorcycle).

- Advertisement -

Markii uu guriga iska iibiyey waxa uu Lacagta u adeegsaday inuu ku maal-geliyo Mootadaasi oo qeybo ka mid ah qalabka laga farsameeyo ay aad qaalli u yihiin.

Ninkani waxa uu ku dhashay Tuullo ku taalla Gobalka Hunan ee Koonfurta Shiinaha, wuxuuna ku hamin jirey inuu maalin uun ku duulli doono cirka.

- Advertisement -

Ninkaasi waxa uu Mootadiisa sida Drone-ka geliyey tijaabo dhan 1,559 Duullimaad oo aysan cidna wadin.

Waxa uu tilmaamay inay mootadiisa duusha qaadi karto xamuul culayskooda u dhexeeyo 110 ilaa 220 pounds oo u dhiganta 40 ilaa 100 Kilogaram.

 

Waxay mootada saacadiisa socon karta xawaare dhan 70 Kiilomitir (70km/h).

Cimriga Battariga ku xiran waxa uu markiiba is-celin karaa 30-daqiiqo

WQ. Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts