La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee Dhinaca Bulshadda oo Iscasilay

La Taliyaha Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee dhinaca Arrimaha Bulshadda la heyb sooco Barkhad Jaamac Xersi ayaa Maanta Iscasilay.

Sababta uu isku casilay La taliyaha ayaa la xiriirta in uu waayay Balan qaad uu siiyay Madaxweynaha Somaliland oo ahaa in Beelaha la heyb sooca ay heli doonan jaagooyin fiican lkn aysan dhicin.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhawaan ku sameeyay isku shaandheyn Xukuumadda Somaliland mana jirin Jago loo Magacaabay Beelahasi la heyb sooco.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor