HomeWararKursiga 8-aad ee Aqalka Sare ee Somaliland oo goor dhow la doortay

Kursiga 8-aad ee Aqalka Sare ee Somaliland oo goor dhow la doortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ergad doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ku doortay Senatorka 8-aad ee kamid noqonaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga 8-aad ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ahaa Muno Cumar Xasan iyo Naciimo Xasan Xaaji, waxaana kursiga difaacaneysay Muno Cumar oo kamid aheyd Baarlamaankii 10-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergad doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ku doortay Senatorka 8-aad ee kamid noqonaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kursiga 8-aad ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ahaa Muno Cumar Xasan iyo Naciimo Xasan Xaaji, waxaana kursiga difaacaneysay Muno Cumar oo kamid aheyd Baarlamaankii 10-aad ee dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Ergad doorashada Gobolada Waqooyi ayaa Naciimo Xasan Xaaji u doortay inay noqoto Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo heshay codad gaaraya 30 Cod, halka Muno Cumar oo la tartameysay ay heshay 13 Cod.

Doorashada kursiga 9-aad oo ka bilaabatay Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku tartamaya Saddex Musharax oo kala ah Cabdirisaaq Axmed Cali, Xasan Cabdi Gaas iyo Axmed Maxamed Saciid.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts