HomeWararKulan Maanta Deegaanka Baanyaaleey ku dhexmaraya Waxgaradka Beelihii dagaalamay

Kulan Maanta Deegaanka Baanyaaleey ku dhexmaraya Waxgaradka Beelihii dagaalamay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta ayaa la filayaa in ay deeganka Banyaaleey ee gobolka Hiiraan ay ku kulmaan Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Beelihii dhawaan ku dagaalamay halkaas si xal buuxa looga gaaro daagal beeleedyadii dhex maray labadii maleeshiyo Beeleed. Masuuliyiin ka kala socda Maamulada Hir-Shabeelle iyo Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa dhawan ku guuleestay in ay kala qaadaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in ay deeganka Banyaaleey ee gobolka Hiiraan ay ku kulmaan Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Beelihii dhawaan ku dagaalamay halkaas si xal buuxa looga gaaro daagal beeleedyadii dhex maray labadii maleeshiyo Beeleed.

Masuuliyiin ka kala socda Maamulada Hir-Shabeelle iyo Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa dhawan ku guuleestay in ay kala qaadaan Maleeshiyaadkii wada dagaalamay islamarkaana la kala geeyo deegaan isku jira ilaa 10km taas oo keentay in uu dagaalka joogsado.

- Advertisement -

Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doonaa dagaaladii dhacay iyo khasaarihii ka dhashay iyo sidoo kale sidii heshiis buuxa looga gaari lahaa dagaaladaas maadaama dadka wada dagaalamaya ay yihiin dad wada Dhashay oo dhul iyo daaqsin wadaaga intaba.

Qaar ka mid ah Waxgaradka ka qeybgalaya kulankaas ayaa waxa ay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho u sheegeen in ay rajo wanaagsan ka qabaan in dagaal beeledkii dhacay xal buuxa laga gaari doono.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts