HomeCaalamkaKu dhawaad 200 oo Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay Xeebta Calais

Ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay Xeebta Calais

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boqol iyo sagaashan muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebta Calais ee waqooyiga Faransiiska tan iyo habeenkii jimcaha xili ay isku dayayeen inay ka gudbaan kanaalka Egland iyagoo saaran doonyo si ay u gaaraan Britain, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta maxalliga ah ee Faransiiska, inkastoo aanay sheegin halka ay ka yimaadeen muhaajiriintaasi. Kanaalkan waa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqol iyo sagaashan muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebta Calais ee waqooyiga Faransiiska tan iyo habeenkii jimcaha xili ay isku dayayeen inay ka gudbaan kanaalka Egland iyagoo saaran doonyo si ay u gaaraan Britain, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta maxalliga ah ee Faransiiska, inkastoo aanay sheegin halka ay ka yimaadeen muhaajiriintaasi.

Kanaalkan waa mid ka mid ah marinnada maraakiibta ee ugu mashquulka badan dunida, qulqulka biyahuna aad ayay u xoog badan yihiin.

- Advertisement -

Tahriibinta bini’aadamka ayaa caadi ahaan buux dhaafiya doomaha, iyaga oo si dhib yar u sabbaynaya badda dusheeda, illaa hirarku ku dhuftaan oo ay qalibmaan marka ay doonayaan in ay gaaraan xeebaha Ingiriiska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts