• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

K/S Madaxweynaha oo soo xiray munaasabadda Bandhigga Soo-nooleynta Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed+Sawiro

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 16, 2015
in Warar
Reading Time: 7 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Federalka, ahna Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa xalay si rasmi ahaan u soo gebagebeeyey Bandhigga Soo-nooleynta Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka socday Degmooyin ka tirsan Goballadda Banaadir iyo Labada Shabeelle.

Munaasabadaasi oo xalay lagu qabtay Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, waxa uu Prof. Jawaari faahfaahin ka bixiyey muhiimadda uu leeyahay in Dhallinta lagu barbaariyo Hiddaha iyo Dhaqanka Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna xusay inay Ummad kasta ku faani karto Dhaxalka u gaarka ee soo-jireenka ah.

Prof. Jawaari waxa uu ku baaqay in la ballaariyo Barnaamijka lagu soo nooleynayo Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, isla markaana ay dadka Soomaaliyeed baylihinin Dhaqankooda Asaliga.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa ka hadlay Munaasabadaasi,  wuxuuna munaasabada soo qaban qaabisay wazaarada warfaafinta oo horay usoo qabatay barnaamijkan dagmooyinka goballada dalka .

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxa uu sheegay in hadafka laga leeyahay soo-nooleynta Hiddaha iyo Dhaqanka tahay sidii Ummadda loo xusuusin lahaa dhaxalka  Dhaxalka Dhaqankooda, iyo inay Ummadda is-dhex galaan, kana shaqeeyaan Nabadda.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federalka, Maxamed C/llaahi Xasan “Nuux” ayaa ammaanay Bandhiga Hiddaha iyo Dhaqanka, wuxuuna sheegay inay fursad u tahay Jiilka soo socda inay wax badan ka bartaan Hiddaha iyo Dhaqankooda.

Waxa uu tilmaamay inay Bandhiggaasi ka soo dhigeen Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Degmooyinka Afgooye, Balcad iyo Jowhar, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay dadweyne fara badan u soo daawasho tageen Bandhigga Soo-nooleynta Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Bandhigga Buugaagta (Book File), Cuntadda  Waddaniga iyo Farshaxanka Sawir-gacmeedka ayaa Madasha lagu soo bandhigay, iyadoo ay Madaxda iyo Dadweynaha akhristeen Buugaagtaasi oo ay Qorayaal Soomaali ah qoreen.

Dhallinyarradda Farshaxanka waxay soo bandhigeen sawirro ka hadlaya Hiddaha iyo Dhaqanka, Qiimaha Calanka iyo Waddaniyadda iyo Wax-soo-saarka Dalagyadda Beeraha iyo Kallumeysiga.

Kooxda Somali Folk Dance ee Hoballadda Waaberi waxay ku soo bandhigeen  Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Somalia, iyadoo ay dadweynaha aad ula dhaceen.

Munaasabadaasi waxaa goob joog ka ahaa uddoomiyaha Barlamaanka Federalka, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”  Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federalka, Maxamed C/llaahi Xasan “Nuux” Taliyaha Guud ee Ciiddanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneral Bashiir Maxamed Jamaac “Bashiir Goobe”, mas’uuliyiin, marti sharaf iyo dadweyne ka kala yimid Degmooyinka magaalladda Muqdisho.

WQ : Ustaad Nuradin Abokor Ahmed,

Sawir-qaade:- Weriye C/llaahi Xasan Cilmi “Qoslaaye”.

[email protected],

©Dalsan Radio

 

4

3

1

IMG_4111IMG_3997IMG_3784

IMG_3786

IMG_3893

IMG_1361

IMG_1335IMG_1238IMG_3817

IMG_4059

IMG_4064

IMG_4084

IMG_4121IMG_4124

IMG_4122

IMG_3946

IMG_4100

 

Previous Post

Doon ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta

Next Post

Al Shabaab bomb attack kills three Somali soldiers

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

Al Shabaab bomb attack kills three Somali soldiers

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

by Liban
May 22, 2025
0

Kismayo, Jubbaland – Somali special forces, in a joint operation with Jubbaland regional troops, have seized a significant cache of...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
  • Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00