HomeWararKooxo Hubeysan oo Weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad

Kooxo Hubeysan oo Weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan oo loo maleynaayo alshabab ayaa bam Gacmeedyo ku weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad ee Bosaaso xarunta gobolka Bari . Wariyaheena Boosaaso ayaa soo sheegaya in ciidamada amaanka ay hada ku raad joogaan kooxihi weerarki geystay oo watay gaari yar oo nuuca raaxad ah . Wali laama amaanka Puntland kama hadlin weerarka Boosaaso.

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan oo loo maleynaayo alshabab ayaa bam Gacmeedyo ku weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad ee Bosaaso xarunta gobolka Bari .

Wariyaheena Boosaaso ayaa soo sheegaya in ciidamada amaanka ay hada ku raad joogaan kooxihi weerarki geystay oo watay gaari yar oo nuuca raaxad ah .

- Advertisement -

Wali laama amaanka Puntland kama hadlin weerarka Boosaaso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts