• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Koox hubeysan oo Dil ka fulisay Isgoys ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 24, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa saakay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Siinaay ku dilay Askar ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ku sugnaa Isgoyska.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in dhalinyaro watay Bastoolado ay dileen Saddex Askari oo kamid ahaa Ciidanka Booliska ee joogay Isgoyska Siinaay, iyagoona u geeriyooday rasaas looga dhuftay qeybaha sare ee jirka.

Askarta la toogtay ayaa kamid ahaa kuwo amniga ee koontaroolka Isgoyska, waxaana goobta si deg deg ah uga baxsaday raggii ka dambeeyay falkaas dhacay, isla markaana waxaa halkaas tegay Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda Federaalka.

Ciidamada ayaa qaaday Meydadka Askarta la dilay, iyagoona goobta ka sameeyay baaritaano kooban oo ku aadan falkaas ka dhacay Igsoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, iyagoona markii dambe halkaas isaga tegay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horey uga dhacay dilal qorsheysan oo loo geystay Askar ka tirsaneyd Ciidamada dowladda Federaalka, Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah, waxaana falalkaas inta badan Mas’uuliyadooda sheegtay Al-shabaab.

Previous Post

Akhriso:-Midowga Yurub oo Hanjabaad Culus u diray Madaxda Soomaalida

Next Post

Norway oo Dowladda Soomaaliya ku amartay inay xukunka wareejiso

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Next Post

Norway oo Dowladda Soomaaliya ku amartay inay xukunka wareejiso

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

by Liban
May 14, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Somali Police Force has announced the successful arrest of a criminal gang suspected of carrying out...

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Waxaa magaalada Nairobi si xawli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore oo ka tirsaneyd dowladihii...

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegay in dalka Soomaaliya aan dib loogu celin...

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray urur siyaasadeedka cusub ee Cadaaladda...

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
English News

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
English News

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

"Pepe Mujica, 'The World's Poorest President' and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
  • Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
  • Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00