• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Bilan Media

Koonfurta Caalamka Waxa ey u Baahan Tahay in ka badan Suxufiyiinta Dumarka ah ee hadda kajira | Aragti

Bilan Media by Bilan Media
September 14, 2024
in Bilan Media
Reading Time: 9 mins read
A A
Koonfurta Caalamka Waxa ey u Baahan Tahay in ka badan Suxufiyiinta Dumarka ah ee hadda kajira | Aragti
3k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

By Zahra Joya; Editor of Rukhshana and Hinda Abdi Mohamoud; Editor of Bilan;

Ka haween ahaan misane ku maamulaya qolal warar guduha dalalka Afgaanistaan ​​iyo Soomaaliya, oo ah dalal si joogto ah loogu daro kuwa ugu xun ee dumar ku nolyihin adduunka oo dhan, waan ogsoonahay waxa inooga lumaya la’aanta dumar jooga goobaha wax kadhaceen ee u kuur galaya in ey dadka kala hadlaan wixi goobta ka dhacay.

Keliya lama luminayo in ka badan laba qeebood qeyb aragtida dad weynaha, waxaa kaloo meesha ka baxaya hab aragti dhan. Waxaa sidoo kale meesha ka baxaya aragtida saxda ah oo laga heli lahaa haweenka iyagu lagu qasbay guurka iyagoo caruur ah, hooyooyinka keli ilmo korsanaya, iyo dhibanayaasha xadgudubka galmo doonka ah. Waxaa kaloo meesha ka baxaya sahan qoto dheer oo ku aadan gudniinka fircooniga ah iyo niyad-jabka umusha ka dib. Bulshadda dhexdooda, dumarku waxa ey arkaan waxyaabo aan raggu awoodi karin oo dumarka u gaar ah ragguna eysan awoodin in ey ka war bixiyaan.

Dabcan majiro wadan kamida kuwa dunida kaas oo haweenku eysan aheyn in ee ka mid noqdaan saaxadda warbaahinta. Haddana gabdhaha suxufiyiinta ah ayaa weli si buuxda uhelin matelaad. Daraasad ay dhawaan samaysay hay’adda caalamiga ah ee warbaahinta haweenka ayaa lagu ogaaday in haweenku ay yihiin saddex meelood meel shaqaalaha suxufiyiinta caalamka. Dalka Afgaanistaan, waxaa ka shaqenayay ilaa 2,000 oo gabdhood oo suxufiyiin ah saddex (3) sano ka hor; December ti eynu soo dhaafnay waxa ey noqdeen dhowr boqol kaliya. Dalka Soomaaliya, in ka yar 30 boqolkiiba suxufiyiinta dalka waa haween.

In kasta oo ey tahay dhif iyo nadir in Afgaanistaan ​​iyo Soomaaliya ey kaso wada muuqdaan dhacdooyinka adduunka, haddana waddamadeennu waxa ey wajahaan caqabaddo isla mid ah marka ay timaaddo helidda in haweenka ey soo gudbin karaan aragtidooda.

 

Sawirkan oo la qaaday November 13, 2021 ayaa muujinaya Madina, oo ah gabadh wariye hore usoo aheyd oo u dhalatay dalka Afgaanistaan, balse magaceeda la beddelay si loo ilaaliyo aqoonsigeeda, iyadoo ka hadlaysa waraysi ay wakaaladda wararka ee AFP kula yeelatay Kabul.

Bishan August waxa ey ku beegmeesaa saddex sano tan iyo markii Kabul ay gacanta u gashay Taliban, kuwaas oo tan iyo markaas soo rogay qaar ka mid ah xeerarkii ugu wuxuush sanaa ee dunida soo maray ee ka dhanka ah haweenka, kuwaas oo xaddiday waxbarashadeenna, shaqadda, sida aan u labisanno, iyo halka aan aadi karno.  Qaar badan, in ey ka tagaan guryahooda waxa ey ka dhigantahay in ey ka tallaabeen xuduud mamnuuc ah. Soomaaliya, taa cagsigeeda, haweenku waxa ey si furan ugu shaqayn karaan xirfadda suxufinimo, balse shaqadu waa halis misane aad u adag. Gabdhaha suxufiyiinta ah ee ku sugan Soomaaliya qeyb kama aha ka go’aan gaarista hay’adaha warbaahinta, waala dhibaateeyaa misane lagu xad-gudbaa waqtiga ee soo tabinayaan warbixinadda iyo watiga ey ku suganyihiin xafiisyada oo ey ku dhibateeyaan kuwa iyaga la’ah shaqo wadaagta.

Haweenka Afgaanistaan, oo tan iyo 2021-kii laga mamnuucay in ey aadaan iskuulada ka dib fasalka lixaad, iyo in ey dhigtaan jaamacaddaha, ayaa si weyn uga warqaba baahida loo qabo in la ogeysiiyo adduunka waxa ka dhacaya gudaha Afgaanistaan. Taalibaanku waxa ey ogsoonyihiin culayska uga imaan kara awoodda warbixin xor ah; Bilihii la soo dhaafay, waxaa meelo badan oo dalka ka mid ah ka soo baxay xaddidaadyo cusub, kuwaasoo haweenka iyo gabdhaha lagaga mamnuucay  in ey la hadlaan warbaahinta, ama in codkooda la sii daayo, oo xitaa looma ogola in ey codkooda lagu sii daayo xayeesiimaha.

Waxaa sii kodhaya qatarta ka dhalaneysa sidoo kalena waxaa sii adkaanaya ka mid ahaanshaha suxufiyiinka dumarka ah ee dalka Afgaanistaan. Intooda  badan suxufiyiinta dumarka ah waxa ey waayeen shaqadoodi tan iyo markii Taliban ay la wareegeen dalka. Kuwa ku haray waa in ey ku shaqeeyaan xaalado adag oo u baahan in qofka dumarka ah ey wada daboosho jirkeeda oo idil iyo wajiga oo dhan. (Weriyayaasheena waxa ey isticmaalaan waji-xidh iyo dhar wada daboolaya si ey uga fogaadaan duruucda jirka qofkoo idil wada dabooleysa), waa in uu la socdaa maxram, ama qof rag ah oo qaraabo la ah, mar kasta. marka ey ka baxayaan guryahooda. Haddana, tan iyo dhicidii Kabul ee August 2021, waxaa la iisoo dirayay fariimo ka imanaya dumarka da’da yar, kuwaas oo iweydiinaya sida ay u noqon karaan suxufiyiin. “Ma garanayo wariyayaal kale,” qof ayaa email iigu soo qoray sidan. “Ma iga caawin kartaa in aan noqdo mid ka mid ah suxufiyiinta, si aan uga soo hadlo misane wax uga soo gudbiyo xaaladdan caburinta ah?”

Weriyeyaasheena warbaahinta Rukhshana waxa ey ku kala baahsan yihiin dalka oo dhan, waana in ey si qarsoodi ah u shaqeeyaan, inta badana waxa ey wataan aqoonsiyo qarsoon. Shaqada ma’aha mid sahlan ama fudud. Tan iyo markii la aasaasay ururkayga wararka ee 2020, su’aalo weydiinta mas’uuliyiinta ee ku aadan xuquuqda haweenka waxa ey had iyo jeer ahayd mid eyka jirto  caqabad. Blase hadda wariyeyaashaydu waxa ey maalin walba maraan isbaarooyinka Taliban. Qaar badan ma rabaan qoysaskooda in ey ogaadaan in ey ka shaqeynayaan iyagoo u baqaya amnigooda. Waxaa sii kordheysa tiradda in durbaba lawaayo misana aan dib loo arag dadka dhaleeceeya Taliban ama waxaa dhacda in meydkoda uun lasoo helo.

Sii yaraanshaha suxufiyiinta dumarka ah waxa ey sii kordhin doontaa masiibadda hadda jirta, waxa eyna ka reebaysaa dunidda – iyo haweenka kunool gudaha Afgaanistaan ​​​ – in ey fursad u siiyaan arrimaha haweenka iyo xadgudubyada xuquuqul insaanka ee kajira dalka oo ey ugu wacantahay xukunka Taliban.

Labadeena dalba waa kuwo aan xasilooneyn, lamana saadaalin karo mustaqbalka. Balse iyada oo ey caddahay in Afgaanistaan ​​ay dib u dhaceyso, misane waxaa jirta in rajo laga qabo Soomaaliya.

Iyadoo ey tahay warbaahinta keliya oo ka jirta wadanka oo ey ka howl galayaashu qolka wararka dhamaantood yihiin dumar, warbaahinta Bilan waxa ey ka shaqaynaysay sidii ay wax uga beddeli lahayd sheekada Soomaaliya gudaha iyo tan caalamkaba. Weriyeyaasheena ayaa isku dayaya in ay usoo bandhigaan dhageystayaasha ku sugan gudaha iyo dibadda wax dhaafsiisan dagaal, cudur iyo macluul iyaga oo soo gudbinaya sheekooyin sida gabdhaha da’da yar ee beeraleyda ah, haweeneey maamule ah oo iskuulkeeda ku soo kordhisay waxbarashada xilliga caadada, iyo haweeney injineerad ah oo dhistay shirkad dhisme iyada u gaar ah.

Warbaahinadda Rukhshana iyo Bilan Media ayaa labaduba ka dhashay baahi deg deg ah oo loo qabay in wax laga qabto xog la’aanta ka jirta dalalkooda. Waa eynu yarnahay dal iyo dad ahaanba hase ahaatee sheekooyinkeena waxa ey gaadheen malaayiin jooga wadamadeenii hooyo, warbixinada suxufiyiinteena waxa lagu daabacay aduunka oo dhan.

Balse waxaa laga yaabaa in tan ugu muhiimsan ee shaqadeenu ey tahay middan: Jiritaankeena ayaa siinaya haweenka iyo gabdhaha Afgaanistaan ​​iyo Soomaalida ah in ey ku dhiiradaan in ey suxufiyiin ku noqdaan xaaladahan adag iyo aqoonta ay muhiimka u tahay, iyada oo aan loo eegin qoysaskooda, asxaabtooda, deriskooda, iyo dawladaha. laga yaabaa in ey u sheegaan. Ka muuqashada naadirka ah ee telefishinka ama ku qorista boggaga wargeysyadda waa in eysan ka dhignaan mudnaan gaar ah balse ey tahay mid aasaasi inoo wada ah.

 

Zahra Joya is editor of Rukhshana.

Hinda Abdi Mohamoud is editor of Bilan.

Aragtiyadda maqaalkan waa kuwo u gaar ah qoraayaasha

 

Previous Post

WAX KA BADAN KOOB; WAXA EY KAGA DHIGANTAHAY SUXUFIYIINTA DUMARKA AH EE SOOMAALIYA KU GUULEYSIGA ABAAL MARIN

Next Post

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 14/09/2024

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE GABDHAHA KU JIRA ICT-da.
Bilan Media

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE GABDHAHA KU JIRA ICT-da.

April 27, 2025
Untold Stories, Unheard Voices: Bilan’s Third Year
Bilan Media

Untold Stories, Unheard Voices: Bilan’s Third Year

April 11, 2025
Sannad-guuradii Saddexaad ee Bilan Media
Bilan Media

Sannad-guuradii Saddexaad ee Bilan Media

April 11, 2025
Harassment Against Women Swimmers at Lido Beach: “We Swim in Fear”
Bilan Media

Harassment Against Women Swimmers at Lido Beach: “We Swim in Fear”

April 8, 2025
Next Post
Ingiiriska oo fariin hanjabaad u dirau Ruushka, xili weli ay taagan tahay xiisada Ukraine

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 14/09/2024

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

by Ilhaan
June 22, 2025
0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo uu kulan siyaasadeed...

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

by Ilhaan
June 22, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Salaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed muhiim ah...

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

by Ilhaan
June 22, 2025
0

Diyaarado dagaal oo aan weli la shaacin dalalka ay ka socdaan ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay saldhigyo ay kooxda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

Mareykanka oo si toos ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran

by Ilhaan
June 22, 2025
0

Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu biirtay dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, kadib markii diyaaradaha...

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe
Warar

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka
Caalamka

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal
Warar

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Mareykanka oo si toos ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Airstrikes Destroy Al-Shabaab Car Bombs in Aadan Yabaal
English News

Somali Government Airstrikes Destroy Al-Shabaab Car Bombs in Aadan Yabaal

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ahmed Madobe Lands in Garowe to Revive Political Alliance with Puntland Amid Federal Tensions
English News

Ahmed Madobe Lands in Garowe to Revive Political Alliance with Puntland Amid Federal Tensions

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe
  • Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka
  • Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal
  • Mareykanka oo si toos ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00