HomeWararKoonfur Galbeed oo magacaawday Guddoomiye ku-xigeen Cusub (Wareegto)

Koonfur Galbeed oo magacaawday Guddoomiye ku-xigeen Cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Wanla-weyn loogu magacaabay inuu noqdo Axmed Cabdullaahi Cabdi, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Arrimaha Bulshada.

Sababta keentay magacaabista xilkaas ayaa waxaa lagu sheegay in baahi loo qabay in la helo Guddoomiye ku-xigeen Cusub oo dardar-gelin kara howlaha horyaalla degmada Wanla-weyn.

Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo xubnaha kale ee maamulka degmadaas ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Axmed Cabdullaahi Cabdi, si uu u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasiir Maxamed Abuukar.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories