• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Komaandooska Britain iyo kuwa Urdun oo la sheegay inay si qarsoodi u beegsanayaan Alshabaab.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 26, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shabakadda Wararka ee  (Middle East Eye) ayaa soo ogaatay inay Ciiddanka Khaaska ee labadaasi dal si qarsoodi ugu hawlan yihiin Hawlgallo ay ka fuliyaan gudaha somalia oo ka dhan ah Maleeshiyooyinka kala taabacsan Alshabaab iyo Daacish.

Boqorka dalka Urdun, Cabdalla Bin Xuseen ayaa u sheegay Hoggaamiyayaasha Kongareeska Maraykanka inay Ciiddankiisa kala qeyb galayaan kuwa Britain dagaalladaasi.

“Waxaan leenahay Ciiddamo si degdeg ah loo daabuli karom kuwaasi oo garab taagan Milliteriga British iyo Kenya, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ka gudbaan xuduudka Somalia oo ay gudaha u galaan Somalia” ayuu yiri Boqorka dalka Urdun oo intaasi ku daray inay Hawlgalkaas ku bilaabeen Alshabaab.

Boqorka dalka Urdun waxa uu bishii Janaayo 11-dii Kulamo la yeeshay Siyaasiyiin sarsare oo ka tirsan Guddiyadda Milliteriga iyo Xiriirka Dibedda ee Kongareeska Maraykanka.

Sidoo kale waxa uu Boqorka Urdun kulan sare la qaatay Xoghayayaasha Difaaca iyo Arrimaha Dibedda Maraykanka, Ashton Kartar iyo john Kerry.

Shabakadda Wararka ee (Middle East Eye) waxay qortay inay heleen Faahfaahinta Kulamadaasi, iyadoo uu Boqorka Urdun sheegay inay il gaar ha ku hayaan Alshabaab, wuxuuna ku sababeeyey inuusan jirin qof eegayo xaqiiqda arrintaasi, isla markaana aan lagu kala qeybsami karin qoddobkaasi, waa sida uu hadalka u yiri.

“Ciiddanka Khaaska ee British ee SAS waxay haatan ku lug leeyihiin Hawlgalladda Ciiddanka Gaarka ee Urdun” ayuu yiri Boqorka dalka Urdun, Cabdalla Bin Xuseen.

Waxa uu intaasi ku daray inay u baahan yihiin inay eegaan dhamaan goobaha kulul ee Khariidada Caalamka, wuxuuan hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in laga gudbo saamaynta ay leeyihiin Maleeshiyooyinka saldhigooda yahay gudaha Somalia ee kala taabacsan Daacish iyo Alqaacida, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Boqorka dalka Urdun waxa u uSiyaasiyiinta Maraykanka u sheegay in Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Jaamacadda Garissa kadib inuu Madaxweynaha Kneya, Uhuru Kenyatta ilmo ka soo hooreen indhahiisa sababo la xiriiray xasuuqii in ka badan 100 Arday loogu geystay Jaamacadaasi iyo inaysan jirin cid ka fal-celisay.

Dhinaca kale, Boqorka dalka Urdun ma sheegin tiradda Ciiddanka Khaaska ee British iyo kuwa Urdun ee ka qeyb galayo Hawlgalka ay ka fulinayaan gudaha Somalia.

Ma aha markii ugu horreysay ee Ciiddanka Khaaska ee British ee SAS Troops la sheego inay Hawlgallo Milliteri ka fulinayaan Somalia.

Sannadkii 2012-kii,  Wargeyska Daily Star ayaa qoray ilaa 60 Komaandooska Britishka inay Ciiddanka Kenya kala shaqeynayaan si ay u beegsadaan Alshabaab.

US and British soldiers make acquaintances as they train Iraq's 72nd Brigade for a live-fire exercise in Basmaya base, southeast of the Iraqi capital, Baghdad, on January 27, 2016. The US-led coalition's efforts to train the Iraqi military began in December 2014. Since then, more than 18,000 Iraqi troops have completed courses like the one held at the base in Basmaya. / AFP / AHMAD AL-RUBAYE

A handout picture released by the Jordanian Royal Palace on March 21, 2016, shows Jordan's King Abdullah II (C), laying a wreath on a monument commemorating soldiers who lost their lives in the Karameh battle. The battle took place in Karameh on March 21, 1968 when the Jordanian army and Palestinian fighters fought against the Israeli army after it crossed Jordan's borders. / AFP / Jordanian Royal Palace / YOUSEF ALLAN

©Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: Warka subaxnimo ee radio Dalsan

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

by Liban
May 12, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A contingent of Somali pilgrims has arrived in the Kingdom of Saudi Arabia to perform the Hajj...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr....

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
  • A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00