Khasaaro xoogan oo ka dhashay dagaal dhex maray Xoolaley iyo Beeraley

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay Warbixin ay ku sheegtay in ka badan 3,600 oo qof lagu dilay Dagaaladaasi oo socday tan iyo sannadkii 2016-kii.

Amnesty International waxay sheegtay in sannadkan oo keliya dalka Nigeria lagu dilay in ka badan 2,00 oo qof oo isugu jira Beeraley iyo kuwa Lo’da dhaqda.

Iska horimaadyadaasi oo mararka qaarkooda dhex mara Beeraleyda Muslimka iyo Xoolaleyda Kirishtaanka waxay sababeen inay Kumanaan qof  noqdaan kuwo aan Hoy haysanin, kuna barakacay Colaadahaasi.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media