HomeWararKhasaaro xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay dhul-beereed ku yaalla Mudug

Khasaaro xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay dhul-beereed ku yaalla Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xoogan oo Maanta qabsaday dhul beereed ballaaran oo ku yaalla halkaas. Ku dhawaad 20 beerood ayuu dabku baaba’shay, xoolana waa ay ku dhinteen sida ay warbaahinta ay  sheegeen maamulka wisil ka dib markii Dab xoogan oo ka dhashay deegaanka Maraadheere oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xoogan oo Maanta qabsaday dhul beereed ballaaran oo ku yaalla halkaas.

Ku dhawaad 20 beerood ayuu dabku baaba’shay, xoolana waa ay ku dhinteen sida ay warbaahinta ay  sheegeen maamulka wisil ka dib markii Dab xoogan oo ka dhashay deegaanka Maraadheere oo ka mid ah deegaanada Hobyo hoostega.

- Advertisement -

Qaar ka tirsan Beeralaydii khasaaruhu soo gaaray ayaa ka warramay Musiibada dhacday, iyagoo tilmaamay in dabka uu ka baabi’iyay dhul beeleed, isla markaana waxaa ay dalbadeen caawimaad la xariirta Miraha tabaca.

Guddoomiyaha deegaanka Wisil Cali Xasan iyo Cali Ducaale ayaa Hay’addaha Dowladda Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka iyo kuwa Galmudug ugu baaqay in ay ka jawaabaan dhibaatada hantiyadeed ee soo gaartay dadkii beeraleyda ahaa.

Sidoo kale wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dabkii xooganaa ee Maanta uu sameeyay dhul baaxadiisu gaarayo 25-km oo isku weer ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts