HomeWararKhasaaro ka dhashay Dagaal xoogan oo ka dhacay degaanka Shabeelow

Khasaaro ka dhashay Dagaal xoogan oo ka dhacay degaanka Shabeelow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay deegaanka Shabeelow oo qiyaastii 40-KM u jira deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhexmaray dad shacab iyo Al-shabaab. Shabeelow ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jirtay xiisad dagaal oo u dhexeeysay dadka deegaanka iyo Al-shabaab, balse Maanta ayuu dhacay  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay deegaanka Shabeelow oo qiyaastii 40-KM u jira deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhexmaray dad shacab iyo Al-shabaab.

Shabeelow ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jirtay xiisad dagaal oo u dhexeeysay dadka deegaanka iyo Al-shabaab, balse Maanta ayuu dhacay  dagaal geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Ugu yaraan 16 qof oo labada dhinac ee dagaalamay ayaa ku geeriyooday dagaalkaas, halka 6 qof kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay Maamulka deegaanka Shabeelow ee Gobolka Mudug.

Wararka ugu dambeeyay ee Caawa aan ka heleyno deegaanka Shabeeloow ee Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xaalada ay degan tahay, isla markaana aan la maqleyn rasaas dhaceysa, waxaana la tilmaamay in Al-shabaab ay ku sugan yihiin meel banaanka ka ah gudaha deegaanka Shabeelow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts