HomeWararKhasaare isugu jira Dhimasho iyo bur-bur hantiyeed oo ka dhashay roobab ka...

Khasaare isugu jira Dhimasho iyo bur-bur hantiyeed oo ka dhashay roobab ka da’ay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Roobab ilaa xaley ka da’ay magaaladda Muqdisho ayaa gaystey khasaare kala  kala duwan oo isugu jira,dhimasho iyo dhaawac sidoo kalena kala xirey badiba qaybaha magaaladda,waxaana yaraadey isu socodka bulshada. Jidadka Muqdisho oo ay ku baxeen dhaqaale aad u tirro badanayaa marka,Daruur roob ah da’do waxaa xirma wadooyinka magaalada,waxana sababta ugu weyn lagu tilmaamey maamulka gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Roobab ilaa xaley ka da’ay magaaladda Muqdisho ayaa gaystey khasaare kala  kala duwan oo isugu jira,dhimasho iyo dhaawac sidoo kalena kala xirey badiba qaybaha magaaladda,waxaana yaraadey isu socodka bulshada.

Jidadka Muqdisho oo ay ku baxeen dhaqaale aad u tirro badanayaa marka,Daruur roob ah da’do waxaa xirma wadooyinka magaalada,waxana sababta ugu weyn lagu tilmaamey maamulka gobolka oo ka gaabiyey shaqadoodii.

- Advertisement -

Goobaha biyo mareenadda oo xirmey ayaa keentey in wadooyinka la caago oo la mari waayo,Qaar kamida goobjoogeyaal saaka ku rafaadey,jidadka oo nala hadley ayaa sheegay in mar kasta oo uu roob da’o sidan ugu dhiban yihiin magaaladda.

Magaaladda Muqdisho ayaa kamida kuwa ugu jidadka,wanaagsan magaalooyinka Soomaaliyeed,hayeeshee waxaa la dayacay jidadka iyo goobihii ay mari lahayeen biyaha oo xidhan.

Dalsan  Media sida ay ogaatey,ilaa hadda hal qof ayaa ku dhintey roobabka kala duwan ee ka da’ay  caasimadda dalka ee Muqdisho,Khasaaraha hantiyeed ayaase aad u badan,waxaana dumay oo ay daadadka qaadeen,Dugsiyo Qur’aan xaafado iyo goobo kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts