HomeWararKenya oo Taliye cusub u soo magacowday Xeradda Kul-biyow oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab...

Kenya oo Taliye cusub u soo magacowday Xeradda Kul-biyow oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab weerareen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliye cusub ayey Kenya u soo magacaabeen Ciiddankooda ku soo laabtay Xeraddii ay ku lahaayeen Deegaanka Kul-biyow oo 18-KM u jira Xuduudka Kenya. Taliyaha cusub ayaa lagu magacaabaa G/le George Osano, wuxuuna bedelay Taliyihii hore ee Xeradaasi, G/le Denis Girenge, kaasi oo ku dhaawacmay Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xeradda Kul-biyow. Sarkaalkaasi waxaa dhaawaciisa la dhigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye cusub ayey Kenya u soo magacaabeen Ciiddankooda ku soo laabtay Xeraddii ay ku lahaayeen Deegaanka Kul-biyow oo 18-KM u jira Xuduudka Kenya.

Taliyaha cusub ayaa lagu magacaabaa G/le George Osano, wuxuuna bedelay Taliyihii hore ee Xeradaasi, G/le Denis Girenge, kaasi oo ku dhaawacmay Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xeradda Kul-biyow.

- Advertisement -

Sarkaalkaasi waxaa dhaawaciisa la dhigay Isbitaalka Ciiddamadda Kenya ee Defence Memorial Hospital oo ku yaalla magaalladda Nairobi.

Weriye ka tirsan Wargeyska Daily Nation oo shalay booqday Kul-biyow ayaa sheegay in raadkii dagaalka laga dareemayo nawaaxiga Xeradda, isla markaana lagu arkayo matooradda gaadiidkii lagu gudbay Dagaalkaasi.

- Advertisement -

Taliyaha cusub ee Ciiddanka Kenya ee jooga Xeradda Kul-biyow,  G/le George Osano ayaa u sheegay Wargeyska Daily Nation inay Khibrad ka qaateen Taatikadda Dagaalamayaasha Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts