• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Kenya oo khasaari doonta Malaayiin Dollar, haddii ay albaabadda u laabaan Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 17, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Kenya ayaa la hadal-hayaa inay ka laaban doonto go’aanka ay ku sheegeen in Qaxootiga Soomaalida muddo saddex bilood gudaheeda laga daad-gureeyo Xeradda Dhadhaab oo ah Xeradda ugu ballaaran Caalamka.

Wasiirka Maaliyadda Kenya, Henry Rotich ayaa horey u sheegay inaan lagu degdegin xirista Xeradda Dhadhaaab , iyadoo ay dhici karto inay Dowladda Kenya ku waayi doonto lacag dhan 10-BILLION oo Shillinka Kenya sannadkiiba

Dowladda Maraykanka oo ah Malageliyaha Koowaad ee Hay’adda cuntadda Adduunka ee WFP waxay bishiiba bixiyaan miisaaniyad dhan 1 BILLION oo Shillinka Kenya, oo lagu kaharaj gareeyo iibinta iyo rarka raashinka la siiyo Qxaootiga ku nool Xeradda Dhadhaab.

Waaxda  Arrimaha Qaxootiga ee “The Department of Refugee Affairs (DAF) “ayaa sheegtay inay Dowladaha Australia iyo Denmark kharaj badan ku bixiyaan Daryeelka Rubuc milyanka Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xeradda Dhadhaab.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) waxay  Xeradda Dhadhaab sannadkiiba ku kharaj gareeyaan 4 BILLION oo Shillinka Kenya.

Hay’adaha Samafalka ee ku sugan Xeradda Dhadhaab, waxay inat badan qalabka ay u baahan yihiin ka iibsadaan gudaha Kenya, iyadoo Xeradda Dhadhaab noqotay Suuq diyaar u ah Kumanaaan Wax-soo-saarayaal oo  badeecadahooda u iib geeya Xeradda dhadhaab.

In ka badan 50 gawaarida xamuulka ayaa toddobaad kasta gaara Xeradda Dhadhaab, kuwaasi oo Badeecooyin kala duwan ka soo daabula magaalladda Nairobi iyo Dekedda Mombasa.

Saraakiisha Hay’adda UNHCR waxay tilmaameen inay Dowladda Kenya lumin doonto Kharajka fara badan ee ay ka helaan Miisaaniyadda Xeradaasi.

Xeradda Dhadhaab waxaa kaloo u xoogsi taga in ka badan 10,000 oo shaqaale oo banakooda Kenyaati ah.

Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Qaxootiga ee “The Department of Refugee Affairs (DAF) “ayaa tilmaamay inaysan Dhadhaab ahayn Xero Qaxooti oo caadi ah, balse ay tahay Xarun Weyn oo Ganacsi “A big business centre” oo ay taageero ka helaan Kumanaanka Qaxootiga ku nool , Shaqaalaha iyo dadka Deegaanka.

Si kastaba ha ahaatee, Hay’adda UNHCR ayaa qorsheynaysa haddii ay Kenya ku adkeystaan in la xiro Xeradda Dhadhaab in Miisaaniyadda Hay’adda ee sannadkan loo weeciyo si Qaxootiga Soomaalida dib loogu soo celiyo dalkooda hooyo.

 

 

Previous Post

Dhagayso: Dr Mideeye iyo Hankiisa Hogaaminta Gobolada Dhexe

Next Post

Dhagayso: Warka Subaxnimo 17-04-2015 by farxiyo Maxamed Xuseen

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Dhagayso: Warka Subaxnimo 17-04-2015 by farxiyo Maxamed Xuseen

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00