HomeWararKenya: Baadari Dad Gaajo u dilay oo Maxkamad lasoo taagayo

Kenya: Baadari Dad Gaajo u dilay oo Maxkamad lasoo taagayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dhakhtarka cilmi-nafsiga ee Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay natiijadii ugu horreysay ee qaar kamid ah meydadka in ka badan boqol dhibanayaal ah oo u dhintay baadari kula taliyay in ay gaajo u dhintaan si ay ula kulmaan ilaahooda. Johansen Oduor ayaa sheegay in meydadka sagaal carruur ah oo ay da’doodu u dhaxayso 18 bilood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhakhtarka cilmi-nafsiga ee Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay natiijadii ugu horreysay ee qaar kamid ah meydadka in ka badan boqol dhibanayaal ah oo u dhintay baadari kula taliyay in ay gaajo u dhintaan si ay ula kulmaan ilaahooda.

Johansen Oduor ayaa sheegay in meydadka sagaal carruur ah oo ay da’doodu u dhaxayso 18 bilood ilaa 10 sano iyo haweeney kale la baaray Isniintii shalay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in meydadkaasi ay ka muuqdaan calaamado gaajo, iyo neefta oo ku xirantay.

Intii kale ee hartay ayaa bishii hore laga soo saaray kayn loogu sameeyay xabaal wadareed, halkaas oo uu hoggaamiyahooda diinta uu kula dardaarmay dadka raacsan inay gaajo u dhintaan si ay jannada u galaan ka hor inta aanay dunidu dhammaan.

Paul Mackenzie, oo ahaa taksiile hore iyo wadaad kale ayaa lagu wadaa in galinka dambe ee maanta oo Talaado ah ay kasoo muuqdaan maxkamado kala duwan oo Kenya ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts