Karaash oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Puntland

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir heer Wasiiro ah oo ku saabsan  ka hortagga Nafaqa darrada.

Kulanka oo Lixdii biloodba mar la qabto ayaa looga hadlay, udiyaar garowga iyo ka hortaga macaluusha ay keeni karto Abbaaraha daba dheeraaday, dibu eegista shaqooyinkii qabsoomay sanadihii lasoo dhaafay iyo sidii Mashruuca loo daadajin lahaa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor