Karaash oo Shaqo-joojin ku sameeyay Wasiirro lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii shalay

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii shalay ee Boosaaso.

Wasiirada shaqada laga joojiyay ayaa kala Xuseen Cismaan Luga-Toor oo ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo  Axmed Yasiin oo ah Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Hoos ka akhriso Warqadda Shaqo joojinta

About Webmaster

View all posts by Webmaster