Kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo xiray, sida lagu sheegay Warqad kasoo naxday Guddoomiye ku xigenka laabad ee Golaha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim.
Kala fadhiigaan maanta soo xirmay ayaa soo billawday 15 Novermber sanadkii tagay ee 2022,waxaana uu xirmay Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 Maarso.