HomeWararJubbaland oo soo saartay Amaro looga hortegayo Cudurka COVID-19

Jubbaland oo soo saartay Amaro looga hortegayo Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo sabti ah soo saartay Amaro looga hortegayo faafida Cudurka halis ah ee COVID-19 oo siweyn ugu soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa waxaa shacabka deegaanada Maamulkaas loogu soo rogay amaro looga hortegayo Cudurka. Jubbaland ayaa qofka kasta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo sabti ah soo saartay Amaro looga hortegayo faafida Cudurka halis ah ee COVID-19 oo siweyn ugu soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa waxaa shacabka deegaanada Maamulkaas loogu soo rogay amaro looga hortegayo Cudurka.

- Advertisement -

Jubbaland ayaa qofka kasta fartay inuu qofka xirto (FaceMask) markii uu Gurigiisa kasoo baxayo ilaa iyo inta uu dib uga laabanayo, sidoo kale in la yareero isugu imaatinada shaqaalaha Maamulka iyo kuwo kale u shaqeeya Shirkaddaha gaarka loo leeyahay.

Sidoo kale amarka ay soo saartay Jubbaland ayaa waxaa ku jira in Ardayda iyo Macalimiinta Iskuulada iyo Jaamacaddaha ay joogteeyaan Afxirka , isla markaana kala fogaadan Ardayda, xiliyada Cashirada ay qaadanayaan.

Ugu dambeyn Jubbaland ayaa fartay in qofka isaga shakiya inuu qabo Cudurka COVID-19 uu si deg deg ah u tego Xarumaha Caafimaad ee lagu baaro Cudurka, isla markaana la sameeyo wax kasta oo lagu xakameyn karo faafida Cudurka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Go’aamada kasoo baxay Maamulka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts