HomeWararJubbaland oo Maanta daah-furtay Xarun Cusub oo Maxkamadeed

Jubbaland oo Maanta daah-furtay Xarun Cusub oo Maxkamadeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha  Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Maxkamadda darajada 1-aad ee Jubbaland gaar ahaan qaybta arrimaha dhulka. Madaxweyne ku xigeenka oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa kormeer kusoo sameeyey qaybaha ay ka koobantahay Maxkamadda. Intaasi kadib Madaxweyne kuxigeenka ayaa kulan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha  Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Maxkamadda darajada 1-aad ee Jubbaland gaar ahaan qaybta arrimaha dhulka.

Madaxweyne ku xigeenka oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa kormeer kusoo sameeyey qaybaha ay ka koobantahay Maxkamadda.

- Advertisement -

Intaasi kadib Madaxweyne kuxigeenka ayaa kulan la qaatay Guddoonka Maxkamada sare ee Jubbaland, iyo garsoorayaasha cusub ee Maxkamadda gaar ahaana qaybta arrimaha dhulka, iyadoo kulanka ay ka qaybgaleen Xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubbaland iyo maamulka hay’adda dhulka Jubbaland, waxaana halkaasi lagu dhaariyey Garsoorayaasha cusub ee Maxkamada.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la helo maxkamad u gaar ah arrimaha dhulka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts