HomeWararJubbaland oo Amar kusoo rogtay Shirkadaha ka shaqeeya xoolaha Udxiyada

Jubbaland oo Amar kusoo rogtay Shirkadaha ka shaqeeya xoolaha Udxiyada

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta soo saartay Amar cusub oo ku socda hay’addaha, shirkadaha, shaqsiyaadka iyo dhammaan cid walba oo ku shaqo leh xoolaha la gowraco Udxiyada ee Ciida Carafo. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Jubbaland ayaa waxaa dhammaan hay’addaha iyo shirkadaha ka shaqeeya Udxiyada lagu wargeliyay inay iska soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta soo saartay Amar cusub oo ku socda hay’addaha, shirkadaha, shaqsiyaadka iyo dhammaan cid walba oo ku shaqo leh xoolaha la gowraco Udxiyada ee Ciida Carafo.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Jubbaland ayaa waxaa dhammaan hay’addaha iyo shirkadaha ka shaqeeya Udxiyada lagu wargeliyay inay iska soo diiwaan-galiyaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka.

- Advertisement -

Jubbaland ayaa sheegtay in aan la qali karin xoolo aysan fasaxin Wasaaradda oo mas’uuliyad weyn ka saaran tahay ilaalinta Caafimaadka xoolaha la gowraco xilliga Ciida Carafo, iyagoona xusay inay diyaariyeen khaqaatiir ka howlgeli doonta baaritaanka.

Sidoo kale Jubbaland ayaa ku amartay hay’adaha, shirkadaha, shaqsiyaadka iyo dhammaan cid walba oo ka shaqeyneysa xoolaha Udxiyada inay gowracaan Xoolaha sida Geela, Lo’da, iyo Ariga, lana hubiyo Caafimaadkooda.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saartay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts