HomeWararJubaland oo gacanta  ku dhigtay  madaxii macluumaadka Al-shabaab ee aagga Kismaayo

Jubaland oo gacanta  ku dhigtay  madaxii macluumaadka Al-shabaab ee aagga Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubaland ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ay sameeyeen ay kusoo qabteen madaxii macluumaadka Al-Shabaab u qaabilsanaa aagga Kismaayo. Ugaas Aaden Maxamed (Dhakalow) ayay soo bandhigeen Jubbaland, waxaana ay sheegyeen in ay kasoo qabteen  degaanka Gosha ee nawaaxiga Kismaayo, waxaana sidoo kale  Nabad-sugidda Jubaland intaa ku dareen in ay sii wadi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubaland ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ay sameeyeen ay kusoo qabteen madaxii macluumaadka Al-Shabaab u qaabilsanaa aagga Kismaayo.

Ugaas Aaden Maxamed (Dhakalow) ayay soo bandhigeen Jubbaland, waxaana ay sheegyeen in ay kasoo qabteen  degaanka Gosha ee nawaaxiga Kismaayo, waxaana sidoo kale  Nabad-sugidda Jubaland intaa ku dareen in ay sii wadi doonaan howlada ay kula dagaalamayaan Al-shabaab.

- Advertisement -

Telefishinka maamulka Jubbaland  ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay xubintaas la sheegay in uu ka tirsanaa dagaalamaayasha Al-shabaab, “Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deeganada Gosha ku soo qabtay madaxii Macluumaadka Jabhada Shabaab ee aaga Kismaayo Ugaas Aadan Mohamed (Dhakalow).”

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts