HomeWararJilaa ka tirsanayd Shirkadda Filimadda sameeysa ee Bollywood oo is-dishay

Jilaa ka tirsanayd Shirkadda Filimadda sameeysa ee Bollywood oo is-dishay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Aktarad lagu magacaabi jirey Shikha Joshi oo 40-jir ahayd ayaa la sheegay inay is-dishay bishan May 16-dii. Aktaradaasi oo horey u ahaan jirtey Haweenka xayeysiiya Labiska ayaa waxaa laga dhex helay suuliga gurigeeda oo ku yaalla  Degmadda Versova ee  Waqooyiga dalka India. Boliska ayaa sheegay inay Aktaradaasi toorey isaga dhufatay cunaha, taasi oo keentay inay  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aktarad lagu magacaabi jirey Shikha Joshi oo 40-jir ahayd ayaa la sheegay inay is-dishay bishan May 16-dii.

Aktaradaasi oo horey u ahaan jirtey Haweenka xayeysiiya Labiska ayaa waxaa laga dhex helay suuliga gurigeeda oo ku yaalla  Degmadda Versova ee  Waqooyiga dalka India.

- Advertisement -

Boliska ayaa sheegay inay Aktaradaasi toorey isaga dhufatay cunaha, taasi oo keentay inay  dhiig-bax u geeriyooto.

Nin ay saaxiibo ahaayeen oo lagu magacaabo Madhu Bharti  ayaa Boliska u sheegay inay muddo dheer ku jirtay Suuliga, balse, markii damnbe uu ka shakiyey xaalladda ay ku sugan tahay.

Waxa uu tilmaamay markii uu albaabka suuliga furay inuu arkay Aktarada oo ku dhex jirta waaskada lagu qubeysto oo uu dhiig badan buuxiyey.

- Advertisement -

Ma cadda sababaha ay isku disahy, laakiinse waxaa loo aaneynayaa iyadoo aan haynin shaqo badan, isla markaana ay qeyb kooban ka qaadato musalsalooyinka laga baahiyo Telefishinka.shikha joshi 1 shikha joshi 4 Shikha Joshi

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts