• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Jawaabta Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya baadhitaanka Midowga Afrika ay ku sameeyeen xadgudubka Haweenka Soomaaliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 12, 2015
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya oo ka koobtan tahay Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah Norway, Switzerland iyo Maraykana ayaa waxay si dhow ula socdeen wixii ka soo kordhay warbixintii Human Rights Watch ee xadgudubyadda iyo faro-xumaynta ay sameeyeen Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya. Kooxda waxaa dhiiri galiyey jawaabtii Midowga Afrika.  
Kooxdu waxay qiimeeyaan jawaabta sida taban la isugu dayay ee Midowga Afrika si ay u baadhaan eedaha xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ee lagu sheega warbixinta HRW.
Kooxda waxa dhiirigaliyeye talo soo jeedinta warbixinta.
Hadda,waxaa muhiim u ah Midowga Afrika inay si firfircoon uga  daba tagaan fulintooda.
Tani waxay ka dhigan tahay in talaabadda ugu horaysa ay qaadaan Hawlgalka Taageerada Nabada ee Midowga Afrika (PSO) la macaamilka wanaagsan.
Hadaba, Kooxdu waxay dhiirigelinayaan in Midowga Afrika ay si deg deg ah u bilaabaan waax madaxbanaan, hawlkar ah isla markaan si fiican loo qalabeeyey oo dusha kala socota.
Kooxdu waxay hoosta ka xariiqayaan muhiimada ay leedahay in ay wadaagaan masuuliyadda AMISOM iyo dalalka ciidanku ka joogaan si ay u qabtaan shakhsiyaadka lagu helo gabood-falka.
Waxay ugu yeedhayaan AMISOM TCC inay hubiyaan masuuliyadda buuxda isla markaana ay fududeeyaan helitaanka xubnaha si loo baadho dhamaan kiisaska khuseeyaa shaqaalahooda isla markaana loo baadho dhamaan eedohooda si dhex dhexaad ah lana hubiyo tilaabo sharci oo ku haboon la qaaday.
Waxaan ku dhiirigelinaynaa Midowga Afrika inay hubiyaan hababka lagu baadho ee la diyaariyay, inay ilaaliyaan kana jawaabaan arrimaha anshax-xumad iyo xadgudubyada ee hawlgalka nabada, si waafaqsan Siyaaasada Midowga Afrika ee aan u dulqaan arrimahan oo kale.
Wali waa muhiin, waxaan intaa sii dheer in uu Midowga Afrika Muqdisho ka  aas aaso Habka Cabashooyinka oo Madaxbanaan, kaas oo sahlaya in dhibanayaasha xad-gudubyadu ay geeyaan cabashooyinkooda iyaga oo si buuxda loo ilaalinayo sirtooda si aan loo ugaandhsan.
Waxaan dhiirigelinaynaa SRCC iyo taliyayaasha waaxyaha in ay fariin cad u diraan shaqaalaha AMISOM in aan loo dulqaadan doonin cagajuglaynta iyo sheegida dadka ka badbaaday gabood falada. Hawlgelinta Maxkamadaha Militariga iyo Unuga Agaasimka Marshall si waafaqsan soo jeedimaha waxay noqonaysaa talaabo muhiim ah.
Waxaan dhiirigelinaynaa unuga ilaalinta Xuquuqda Aadamaha iyo Jinsiga ee Midowga Afrika kaas oo hubiya in hawlaha AMISOM loo qabtay iyada oo si adag loo raacayo Xeerka Caalamiga ah ee Bilow-aadamtinimada iyo Xuquuqda Aadamaha.
Waxaan ugu yeedhaynaa Midowga Afrika inuu hore u qaado tobabarada dheeraadka ah oo ku saabsan arrimaha xuquuqda aadamaha iyo jinsiga  oo la siiyo hawl-wadeenada iyo shaqaalaha PSO (Iyada oo la raacayo Hab-raacyada Tababarada Jinsiga ee Hawgalada Midowga Afrika ee Taageera Nabada) iyo in sidoo kale la hawlgaliyo Kormeerayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Goobaha Colaada.
Kooxdu waxay hoosta ka xariiqayaan masuuliyada in la ilaaliyo Xeerka Caalamiga ah ee Bilow-aadamtinimada iyo Xuquuqda Aadamaha ee Soomaaliya. Dhamaan waxaa loo siman yahay hay’adaha amniga iyo ciidanka qalabka sida ee dalka ka shaqeeya.
Kooxda HRWG waxay ugu yeedhayaan Dawladda Federaalka Soomaaliya inay bilowdo Qorshaha Hawlgalka Qaranka ee ka soo horjeeda xad-gudubyada jinsiga iyo damaanad qaadka isticmaalka nidaamka sharciga iyo ilaalinta xuquuqda dhibanayaasha iyo dadka khatarta ku sugan.
AMISOM iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya waxay qayb muhiim ah ka qaataan in la sameeyo xaaladaha sahlaya in Soomaalidu ay awood u yeeshaan kuna raaxaystaan xuquuqaha aas aasiga ah.
Bulshada Caalamku waxay sii wadaysaa inay si dhow ugala shaqeeyaan AMISOM iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya amuurtani iyo in ciidanku ku dhex shaqeeyaan nidaamka xuquuqda aadamaha. 
Previous Post

Dhageyso:Warka Mayge Galab Ee Radio Dalsan 12-05-2015

Next Post

Dhageyso: Warka Habeen ee Radio Dalsan 12-05-2015

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka Habeen ee Radio Dalsan 12-05-2015

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00