HomeWararJames Swan “Xaaladda Jubbaland weli waxaa ay tahay mid aan deganeyn”

James Swan “Xaaladda Jubbaland weli waxaa ay tahay mid aan deganeyn”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Kulanka u dhexeeyay Axmed Madoobe iyo James Swan ayaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka 2020 Khilaafka Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo cafinta daynta lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka u dhexeeyay Axmed Madoobe iyo James Swan ayaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka 2020 Khilaafka Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya Dhamaystiria Dastuurka iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in xaalada siyaasadeed ee Jubbaland weli ay tahay mid aan deganeyn, hayeeshee Jubbaland iyo shacabkeeda ay leeyhihiin door ay ka qaataan ku guuleysiga hadafyada 2020.

“Inkastoo xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland ay tahay weli mid aan deganeyn, haddana Jubbaland iyo shacabkeeda waxa ay leeyhihiin door ay ka qaataan ku guuleysiga hadafyada 2020, ma rajeyneyno in aragtiyadooda la iska indha-tiro,” ayuu yiri Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Kulanka u dhexeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo James Swan ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socda Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD oo Maanta tegay Kismaayo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts