HomeWararJadwalka Imtixaanka Dowladda ee Shahaadiga Dusiyada Sare oo la shaaciyay

Jadwalka Imtixaanka Dowladda ee Shahaadiga Dusiyada Sare oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay Jadwadka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare ee dalka, kaas oo la geli doono 18-ka Bishaan Luuliyo. Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda ayaa soo Bandhigay Jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka 2019/ 2020 iyo Macluumaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay Jadwadka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare ee dalka, kaas oo la geli doono 18-ka Bishaan Luuliyo.

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda ayaa soo Bandhigay Jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka 2019/ 2020 iyo Macluumaad kale.

- Advertisement -

Maalinta ugu horreeysa ee Imtixaanka ayaa waxaa ay Ardayda u fariisan doonaan laba Maado oo kala ah Soomaali iyo Juquraafi, waxaana Imtixaanka uu si rasmi ah u bilaaban doonaa 18-ka Luuliyo 2020.

Ardayda dhammeeysatay Waxbarashada Dugsiga sare ee dalka ayaa wada diyaar ballaaran oo ku aadan sidii ay u geli lahaayeen Imtixaanka Shahaadiga ah oo qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah iyo Macluumaad kale oo ku aadan gelida Imtixaanka oo lasoo Bandhigay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts