HomeWararJaamacadda Carabta iyo Golaha GCC oo cambaareeyey Isqarxintii lala beegsaday Wafdigii Imaaraadka

Jaamacadda Carabta iyo Golaha GCC oo cambaareeyey Isqarxintii lala beegsaday Wafdigii Imaaraadka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Dr. Nabiil Carabi ayaa si kulul u cambaareeyey Weerarkaasi, wuxuuna sheegay inay Jaamacadda Carabta siI wadayaan dadaalkooda ku aadan sidii Somalia loogu soo dabaali lahaa Nabad buuxda. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay inay Dowladaha Carabta iyo kuwa Beesha Caalamka ka taageeraan Dowladda Federalka Somalia Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Dr. Nabiil Carabi ayaa si kulul u cambaareeyey Weerarkaasi, wuxuuna sheegay inay Jaamacadda Carabta siI wadayaan dadaalkooda ku aadan sidii Somalia loogu soo dabaali lahaa Nabad buuxda.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay inay Dowladaha Carabta iyo kuwa Beesha Caalamka ka taageeraan Dowladda Federalka Somalia Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Gacanka Carabta (GCC), C/ladiif  Bin Rashiid Al-zayaani ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii shalay lala beegsaday Kolonyo gelbinaysay Wafdi u dhashay Imaaaraadka.

C/ladiif  Bin Rashiid Al-zayaani waxa uu sheegay in  weerarkaasi lala beegsaday Kolonyo waday Deeq Samafal oo ka timid Safaaradda Imaaraadka, oo kaalin ka qaadanayo Samafalka bisha barakaysan ee Ramadaan.

Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Gacanka Carabta (GCC), waxa uu Tacsi u diray  Dowladda Somalia iyo dhamaan Qoysaska ay dadka uga geeriyoodeen qaraxaasi, wuxuuna u rajeeyey kuwa dhaawacan inuu Rabbi bogsiiyo.

- Advertisement -

© Warqabadka Radio Dalsan

GCCnabiil



Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts