HomeWararIsrasaaseyn khasaaro geysatay oo ka dhacday Magaalada Muqdisho

Israsaaseyn khasaaro geysatay oo ka dhacday Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn daqiiqado kahor kooban socotay oo ka dhacday Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, taasi oo dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka. Israsaaseynta ayaa sigaar ah u dhexmartay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Milateriga dowladda, waxaana falkaas uu ka yimid, kadib markii Ciidamo Milateri ah oo watay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn daqiiqado kahor kooban socotay oo ka dhacday Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, taasi oo dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka.

Israsaaseynta ayaa sigaar ah u dhexmartay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Milateriga dowladda, waxaana falkaas uu ka yimid, kadib markii Ciidamo Milateri ah oo watay mootooyin ay rasaas kor u rideen, waxaana rasaasta ka shakiyay Ciidanka Booliska ee ku sugnaa Isgoyska Ex-Koontarool.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rasaasta labada dhinac ay muddo socotay, isla markaana uu hakad galay isku socodka Isgoyska oo xiligaas oo ahaa mid mashquul xoogan uu ka jiray.

Inta la xaqiiyay Israsaaseyntii dhexmartay Ciidamada dowladda ayaa waxaa ku dhaawacmay ilaa iyo lix qof oo afar kamid yihiin shacab halka labada kalana ahaayeen Ciidankii Milateriga oo markii horey rasaasta furay.

Xaalada ayaa hada ah mid degan, kadib markii ciidankii Milateriga ahaa goobta isaga carareen, iska hor imaadka ayaana saameyn ku yeeshay ganacsii ka jitay Isgooska Ex Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts