HomeWararIsku-day Afgembi oo fashilmay iyo Gole Ku-meel-gaar ah oo la wareegi...

Isku-day Afgembi oo fashilmay iyo Gole Ku-meel-gaar ah oo la wareegi doona Talada dalka Suudaan

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Albaashiir ayaa la filayaa inuu xilka ka dego saacadaha soo socda, isla markaana uu Ku-xigeenkiisa, Jeneral Axmed Cawad Bin Coof madax ka noqon doono Gole Ku-meel-gaar oo talada dalka sii hayn doono. Saraakiil isugu jira kuwa haatan shaqeeya iyo kuwa hore ayaa la xiray, iyadoo la sheegay in la fashiliyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Albaashiir ayaa la filayaa inuu xilka ka dego saacadaha soo socda, isla markaana uu Ku-xigeenkiisa, Jeneral Axmed Cawad Bin Coof madax ka noqon doono Gole Ku-meel-gaar oo talada dalka sii hayn doono.

Saraakiil isugu jira kuwa haatan shaqeeya iyo kuwa hore ayaa la xiray, iyadoo la sheegay in la fashiliyey Isku-day Afgembi xilka looga tuuri lahaa Madaxweyne Albashiir oo talada dalkaasi hayey tan iyo bishii Juun ee  sannadkii 1989-kii.

- Advertisement -

Milliteriga dalkaasi waxay ku dhawaaqeen in la dhisayo Gole Ku-meel-gaar oo uu madax ka yahay Madaxweyne-ku-xigeenka, Cawad Bin Coof.

Gaadiidka Dagaalka ee Milliteriga Suudaan ayaa la sheegay in la dhigay Waddooyinka muhiimka iyo Buundooyinka ku yaalla magaalladda Khartuum.

Idaacadda iyo Telefishinka Dowladda waxay mar sii horreysay sheegeen inay Ciiddanka Suudaan sida ugu dhaqshaa badan u soo saari doonaan Hadal-qoraal oo muhiim ah.

- Advertisement -

Dhowr Gaadiidka Milliteriga oo ay ciiddan la socdeen ayaa waxay gudaha u gaaleen  Xarunta Dhexe ee Ciiddamadda dalkaasi oo ay ku yaallaan Houga Madaxweyne Albashiir iyo Wasiirka Difaaca.

Dadweynaha wey dabaal degayaan, waxayna ku dhawaaqayaan” Waa dhacay, waan guuleysanay”.

Kulan ay yeesheen Kooxda Mucaaradka ee Xirfadlayaasha dalkaasi waxay sheegeen inay oggolaan doonaan oo keliya in Talada dalkaasi lagu wareejiyo dad rayid ah.

Si kastaba haahaatee, Xaalladda dalka Suudaan ayaa waxay madaxa la geli doontaa Xilli-kala-guur oo aan la saadaalin karin waxa uu noqon doono Mustaqbalka dadka iyo dalka Suudaan .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts