HomeWararIsgaarsiinta deegaano ka tirsan Jubbada Hoose oo hawada ka maqan

Isgaarsiinta deegaano ka tirsan Jubbada Hoose oo hawada ka maqan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay ka da’een Roobab xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Roobabka Gu’ga ayaa ka curtay guud ahaan deegaanada Gobolka Jubbada Hoose, waxaana Roobka uu saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’day degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay ka da’een Roobab xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.

Roobabka Gu’ga ayaa ka curtay guud ahaan deegaanada Gobolka Jubbada Hoose, waxaana Roobka uu saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’day degmada Badhaadhe iyo deegaano hoostaga degmadaas.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxaa saakay hawada ka maqan Isgaasriinta deegaano dhowr ah, kadib markii ay Biriq ku dhacday Towerkii Shirkadda Hormuud ee deegaanka Buurgaabo, taas oo keentay in Isgaarsiinta deeganadaas ay Go’do.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Isgaarsiinta ay ka maqan tahay deegaanka Raas-Kaambooni oo ay saameysay Biqdii ku dhacday Xarunta Shirkadda Hormuud ee Buurgaabo, waxaana adeg in la helo adeegii EVC-Puls oo muhiim u ah dadka deegaanka.

Roobabka Gu’ga ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay  deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobollada Jubbooyinka, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts