Ingiriiska iyo kenya oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya

Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Philip Hammond iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka dooday arrimaha ammaanka iyo xaalada guud ee Soomaaliya.

Hammond iyo Kenyatta waxa au isku afgarten iney muhiim tahay iney iska kaashadan dagaalka ay Kenya kula jirto Al Shabab iyo iney caawiyan dowlada Soomaaliya oo iyadana dagaal xoogan kula jirta Al Shabab.

Philip Hammond ayaa Muqdisho soo gaaray maalintii Khamiista maalin kadib markii Al Shabab ay weerar xoogan ku qaaden hotelka Ambassador ee Muqdisho.

Ugu yaraan 24 ruux ayaa ku dhimatay weerarka waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 50 ruux.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor