HomeWararHowlgallo ka socda Gobalka Hiiraan iyo Mas’uuliyiin qayb ka ah

Howlgallo ka socda Gobalka Hiiraan iyo Mas’uuliyiin qayb ka ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa wali Gobolka Hiiraan ka socda Howgallo Culus oo ay iska kaashanayan Ciidanka Xoogga dalka iyo kooxda Macawislayda ee dagaalka xooggan kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab. Masuuliyiin isugu jiro Xildhbaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka HIrshabeelle iyo Maamulka Gobolkaasi ayaa qayb ka ah howgallada, waxaana saacadihii lasoo dhaafay degmooyin iyo degaanno kale gaaray masuuliyiin kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa wali Gobolka Hiiraan ka socda Howgallo Culus oo ay iska kaashanayan Ciidanka Xoogga dalka iyo kooxda Macawislayda ee dagaalka xooggan kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Masuuliyiin isugu jiro Xildhbaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka HIrshabeelle iyo Maamulka Gobolkaasi ayaa qayb ka ah howgallada, waxaana saacadihii lasoo dhaafay degmooyin iyo degaanno kale gaaray masuuliyiin kala duwan.

- Advertisement -

Degmada Buula Burde ee Gobolkaasi Hiiraan waxaa gaaray Masuuliyiin uu ka mid yahay Xildhibaan Golaha shacabka Maxamed Ibraahim Moalimuu, waxaana socdaal ay ku mareen qaybo ka mid ah degmada.

Macalimuu iyo Masuuliyiinta kale ee Gobolka Hiiraan ayaa socdaalkooda ku sheegay in uu yahay mid ay ku dhiirragalinayaan Ciidanka ku sugan furumaha hore ee dagaalka.

Degmada Buula Barde ee Gobolka Hiiraan waxaa dhawaan soo gaaray Guddoomiyaha Gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan iyo Masuuliyiin kale, kuwaasi oo safar dhulka ah kaga soo amba-baxay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana intii uu ku sugnaa degmada uu l kulmay Odayasha iyo waxgaradka degmada, isagoo kala hadlay dagaalka Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts