• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hooyo ka dalbatay Dowladaha Somalia iyo Canada sidii loo sii dayn lahaa haween Somali-canadian ku xiran Somaliland

Bilan Media by Bilan Media
April 20, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mid ka mid ah Hooyada dhashay labada haween ee ku xiran Maamulka Somalia ayaa ka codsatay Dowladaha Somalia iyo Kanada inay taageero ka geystaan sidii loo sii dayn lahaa labadaas Haween.

Maymuuna Cabdi oo 28-jir ah iyo Kariima Watts oo 23-jir ah waxaa la sheegay inay Boliska Somalia ku xireen magaalladda Hargeysa bishii Janaayo ee sannadkan.

Haweenkaasi ayaa wajihi doona min 40 Jaydal, kadib, markii lagu soo oogay inay cabayeen Khamri oo mamuuc ka ah Somaliland.

Labada Haween waxay beeniyeen Eedeyntaasi, iyago osheegay inay yihiin dad aan wax dembi ah gelin, waxayna ku xiran yihiin Saldhigga Boliska Ibraahim Koodbuur oo ku yaalla magaalladda Hargeysa.

Labadaa Haween waxaa la sheegay inay u soo socdaaleen Somalialand, si ay u caawiyaan qoysaska, kana taageeraan haweenka Maxaaliga ee wajahayo tacadiyadda.

Hooyo Fahiima Xasan oo dhashay Maymuun Cabid waxay ku boorisay Dowladda Kanada inay xiriir la sameeyaan xubnaha Maamulka Somalia, kuna qanciyaan in la sii daayo haweenkaasi.

“Wxaaan doonayaa inay gabadheeda dib ugu soo laabato Hoyga. Aad bay ugu dhibaataysan tahay” ayey tiri Maamadda oo Wareysi siisay Wargeyska The Globe and Mail ee ka soo baxa Kanada.

Waxay intaasi ku dartay in Maymuun Cabdi iy o Kariima Watts ku dhasheen, kuna soo barbaareen caasimadda dalka Kanada ee Ottawa, isla markaana ay yihiin saaxiibo isku dheer.

“Tan iyo markii ay geeriyootay Karima Watt hooyadeed, waxay  noqotay gabadhayda” ayey tiri Hooyo Fahiima Xasan oo haatan ku sugan Somaliland si loo sii daayo gabadheeda iyo haweeney la socotay.

Haweeenkan oo lagu xiray Hargaysa bishii Janaayo ee sannadkan waxay ku eedeysan yihiin inay Khamri cabeen, waxayna xabsiga kula jiraan haween kale.

Waxay sheegeen inay ka cabanayan qaniinyada Xasharaadka iyo inay jiraan haween

Labada Haween waxaa bishan April 8-dii la soo taagay Maxkamadda Hargeysa, waxaana lagu xukumay min 2 sanno iyo 6 bilood.

Dowladda Kanada waaxay horey u xaqiijisay in labadaas haween ku xiran yihiin Somaliland, balse faahfaahino kale ma bixinin.

Dowladda Kanada uma aqoonsana Somaliland dalka madax bannaan Somalia oo Ictiraaf-doon ah.

Maamulka Somaliland waxay sheegtaan inay ka go’een qeybaha kale ee Somalia sannadkii 1991-kii, balse, Beesha Caalamka marnaba ma ictiraafin Gooni-goosadka Somaliland.

Previous Post

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

Next Post

Madaxweynaha Kuuba oo dhigiisa dalalka Somalia iyo Kenya kala hadlay Dhakhaatiir la afduubtay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Next Post

Madaxweynaha Kuuba oo dhigiisa dalalka Somalia iyo Kenya kala hadlay Dhakhaatiir la afduubtay

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

by Liban
May 13, 2025
0

WASHINGTON, D.C. — In a sweeping and controversial move that reshapes U.S. military influence in the Middle East, the White...

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

by Ilhaan
May 13, 2025
0

 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ku saxiixay...

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
English News

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
English News

Capital on the Mend: Mogadishu's Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
  • R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
  • Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
  • Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00