Skip to content
Monday, December 11, 2023
Responsive Menu
Home
About Us
Warar
Somali President arrives in Djibouti for IGAD summit
Somali News
World News
Africa
Opinion
Bilan Media
Contact Us
Home
Warar
Hooyo dhashay ilmo miisaankiisu dhan yahay 6.3 kg
Warar
Hooyo dhashay ilmo miisaankiisu dhan yahay 6.3 kg
May 18, 2015
By
Dalsan Editor
/ Reading time: 1 minute
Haweeney 37 jir ah oo u dhalatay dalka Kenya ayaa waxay dhashay wiil yar oo culayskiisu dhamaa 6 kiilo iyo 3 garaam.
Haweeneydaasi oo deggan Tuulladda Masindet, kuna dhow Degmadda Kapsakowony ee Gobalka Bungoma ayaa cunugaasi ku dhashay Isbitaalka Kapspkwony.
Dr. Wambasi Mutoro ayaa sheegay in hooyadda iyo wiilkeeda weli ku jiraan Daryeelka, iyadoo ay Dhakhaatiirta kormeerayaan xalladooda.
Waxa uu tilmaamay in hooyadda dhashay ilmahaasi qabto cuddurka Sonkorta ama Macaanka.
Inta badan carruurta caadiga waxa uu miisaankooda u dhexeeya 3 ilaa 4 Kiilogaram.
Share this:
Twitter
Facebook
Related
About Dalsan Editor
View all posts by Dalsan Editor
Post navigation
Dhageyso: Bar Wareega Wararka ee Radio Dalsan 18-05-2015
Dowladda Federalka iyo Maamul-gobaleedyadda oo iska kaashan doonaan La-dagaalanka Alshabaab
Search
Search