Hoobiyeyaal lagu garaacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya

Wararka kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo la sheegay in goordhweyd lagu garaacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya.

Weerarkan hoobiyayaasha ah ayaa waxaa ka dhashay khasaare kaal duwan, waxaana wararka qaar ay tilmaamayaan in lagu garaacay guriga wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda, laakin weerarrada noocaan ah ee ka dhaca Muqdisho ayaa inta badan waxaa mas’uuliyaddooda sheegta Al-Shabaab.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor