Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa hadalkaasi ku sheegay Websayt uu leeyahay, wuxuuna sheegay inay Iiraan ka si imid ahaan doonto Heshiiskaasi haddii ay Bangiyadda Europe ilaalo ka haynayaan Ganacsiga ay la leeyihiin Iiraan.
Waxa kale oo Shuruudaha uu so obandhigay ka mid ah inay Dowladaha Europe sii wadaan Shidaalka ay Iiraan ka iibsadaan iyo inay Shidaalka Iiraan ka badbaadiyaan Cunaqabataynta Maraykanka.
Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan waxa uu uga digay Europe haddii aysan oggolaanin Codsiyadaasi inay Iiraan dib u bilaabi doonto Bacriminta Yuraaniyamka laga farsameeyo Hubka Nukliyeerka.
Â