HomeWararHirshabelle oo ka hadashay weerarkii ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Hirshabelle oo ka hadashay weerarkii ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxtooyada Dowladda Hirshabelle Oo Tacsi U dirtay ehelada Mas’uuliyiintii Ku Geeriyooday Xarunta Maamulka Gobolka Benaadir. Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada mas’uuliyiintii iyo dadkii shacabka ahaa ee shalay lagu gumaaday xarunta maamulka Gobolka Benaadir, waxaana eebe ay uga baryeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxtooyada Dowladda Hirshabelle Oo Tacsi U dirtay ehelada Mas’uuliyiintii Ku Geeriyooday Xarunta Maamulka Gobolka Benaadir.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada mas’uuliyiintii iyo dadkii shacabka ahaa ee shalay lagu gumaaday xarunta maamulka Gobolka Benaadir, waxaana eebe ay uga baryeen in uu ka waraabiyo janatul fardowsa, kuwa dhaawaca ahna uu eebe siiyo caafimaad taam ah.

- Advertisement -

Hirshabelle waxay ka xuntahay oo ay cambaareyneysaa weerarkaasi argagaxiso oo lagu beegsaday dad wax gal u ah bulshada Soomaaliyeed oo u istaagay in dadka iyo dalka ay u qidmeeyaan, waxaana sidoo kale tiiraanyada la qeybsaneysaa ehelada dadkaasi sida gardarada ah loo laayay, waxaana kuwa dhaawaca ah uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Craxmaan Cumar Cismaan Yariisow ay u rajeyneysaa in uu eebe uu caafimaad buuxa siiyo.

Weerarkaasi bahalnimada ahaa ayaa waxaa ku geeriyooday dhalinyaro fir fircoon oo door muhiim ka qaadanayay horumarinta Caasimada Muqdisho.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts