Hey’adda FAO oo dalbatay Lacago si loo caawiyo Malaayiin dad ah

Ururka Hey’adda Cuntada iyo Beeraha ee QM ee (FAO) ayaa bilaabay in ay si  deg deg ah loogu caawiyo $ 697 milyan si loogu caawiyo 30 milyan oo qof oo ku nool 31 dal oo ay saamaysay xiisadda dhaqaale yarida,sida uu sheegay Dominique Boureon oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ee hey’adda Cunada iyo Beraha QM ee FAO.

“ Waxaa isku dayeynaa in ay sare uqaadno maareynta xaaladaha qatarta ah, iyo sidii aay waqti hore aan ugu hortagi laheyn xaaladaha cunada, ayuu hadlkiisa sii raaciyay.

“Haddii ay jirto abaaro yar yar, dadka deegaanka xaaladooda waa ay bur bureysaa waxaana ay noqoneysaa mid quus laga muujiyo.

Wakiillada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u yeedhaan tallaabooyin kor u kacay si ay ula dagaallamaan rabshadaha galmada ee Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor