• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hay’adda Wacyi-gelinta Bulshadda (CCA) oo Tartamo Sport ku qabtay Degmooyin ka tirsan magaalladda Muqdisho

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 12, 2015
in Warar
Reading Time: 10 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Center for Community Awareness (CCA) waxay dhawaan Tartamo Sport oo kala duwan ku qabatay Degmooyinka Shingaani iyo Hodan ee Gobalka Banaadir.

In ka badan 200 ciyaartoy oo ka kala socday Waaxyaha Labadaasi Degmo ayaana  ka qeyb galay Tartamadaasi oo lagu baratamayey  ciyaaraha K/cagta ee Fustalka, Kollayga, Orodka, Feerka iyo Xarig-jiidka.

Tartankaasi  oo socday in ka badan labo toddobaad, waxay ciyaaryahannadda  galab kasta iyo habeen kasta ku ciyaari jireen Garoomadda Ciyaaraha ee ku yaalla Degmooyinka Shingaani iyo Hodan.

Tartanka Fustalka ee ka socday Degmadda Shingaani ayaa waxaa la ciyaari jirey fiid kasta, waxaana u soo daawasho tegi jirey Mas’uuliyiinta Gobalka, kuwa Degmooyinka, Ururradda Bulshadda Rayidka iyo kumanaan qof oo ka tirsan dadweynaha ku nool Degmooyinka magaalladda Muqdisho.

Taageerayaasha Kooxaha waxay aad u soo buuxin jireen Garoomadda, iyagoo si xooggan u dhiiri-gelin jirey Kooxaha ay kala taageeraan.

Waxay soo bandhigeen Hal-ku-dhegyo xamaasad leh oo ay ku dhiiri-gelinayeen Horumarinta Sport-ga iyo waxtarka ay Ciyaaruhu u leeyihiin Is-dhex galka dhallinyarradda iyo bulshadda.

Tartankaasi waxaa Kaalinta 1-aad galay Ciyaartoyda K/cagta ee Xaafadda Mooyaale, iyadoo Kaalinta 2-aadna ay galeen Ciyaartoyda Xaafadda Midnimo.

Guddoomiyaha Hay’adda Center for Community Awareness (CCA), Md. Maxamed Ibraahim Cali “M.Cajiib” ayaa ka hadlay gebagebadii Tartankaasi, wuxuuna bogaadiyey Guddigii Qabanqaabadda ee Tartankaasi.

Guddoomiyaha CCA, Md. Maxamed Ibraahim Cali “M.cajiib” waxa uu tilmaamay in Tartankaasi looga dan leeyahay in Dhallinyarradda loo qabanqaabiyo Tartamo Sports oo lagu dhisayo jirkooda iyo maskaxdooda.

Guddoomiyaha CCA, waxa kaloo uu xusay in hadafka laga leeyahay Tartamadda Sport tahay xoojinta nabadda iyo in Dhallinyarradda laga wacyi-geliyo  si ay uga  waantoobaan dhaqannadda xunxun iyo inaan lagu qaldin Afkaarta colaadaha.

Gudoomiyaha CCA oo hadalkiisa sii wata wuxuu cadeeyay in ay taageero balaaran siin doonaan Degmooyinka habeenkii isboortiga laga ciyaaro  wuxuuna hoosta ka xariiqay in koobab la mid ah kan Degmadda Shangaani lagu qabtey ay ku dhigi doonaan qaar ka mid aha degmooyinka kale ee Gobolka Banaadir.
Munaasabadaasi waxaa kaloo ka hadlay Gudoomiye-ku- xigeenada Degmadda Shangaani ee Arimaha Amniga iyo Bulshada, Xuseen Ibraahim Cali iyo Maryam Bedel Xasan kuwaasi oo ka warbixiyey qaabkii loo soo agaasimay tartankaasi , waxayna qireen inuu Tartankaasi ku dhamaaday  jawi wanaagsan.
Dhinaca kale, Hay’adda Center for Community Awareness (CCA)  waxay Tartan lagu xoojinayey nabadda iyo isdhexgalka Bulshada ku qabatay  Degmadda Hodan, waxaana Tartankaasi ka qayb qaatay Ciyaartoy  ka kala socotay Waaxyaha kala duwan ee Degmadda Hodan.

Munaasabadii furitaanka Tartankaasi ay Hey’adda Wacyi-gelinta Bulshada ee CCA soo qabanqaabisay waxaa ka soo qaybgaley masuuliyiin isugu jirtay Heer degmo iyo madax ka kala socotay Ururadda Bulshadda Rayidka ee ka howlgala Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Degmadda Hodan Marwo Xaawo Maxamuud Cali (Xaawo kiin)  oo ka hadashay munaasbadaasi ayaa ku dheeraata  faaiidada uu isboortigu u leeyahay isdhexgalka Bulshada iyo kor uqaadida nabadda.

Waxay kaloo tilmaamtay inay Maamul ahaan  soo dhaweynayaan qabashadda Tartamadda noocan ah, waxayna tilmaantay in qabashada tartanka, waxayna carrabka ku dhufatay inay  ka maamul ahaan ka go’an tahay sidii dhinaca isboortiga loogu mari lahaa wadada Nabadda.

Gudoomiyaha Degmadda Hodan waxay kula dardaarantay  Ciyaartoyda ka qeyb galaysay Tartankaasi inay ka shaqeeyaan Nabadda,  isla markaana ay u howlgalaan sidii ay uga caqli celin lahaayeen qof kastaoo la qalday.

Waxa ay u mahadcelisay Madaxda Hey’adda CCA ee soo qabanqaabisay tartankaasi.

Tartanka K/cagta ee Fustalka ee Degmadda Hodan oo socday muddo labo isbuuc ah waxaa Kaalinta 1-aad ku guuleystay Ciyaartoyda Xaafadda Kacaan, waxaana kaalinta 2-aad galay Kooxda ku ciyaaraysay Xaafadda Oktoobar ee Degmadda Hodan.

Si kastaba ha ahaatee, ma aha markii ugu horreysay oo ay Madaxda Hay’adda  Hay’adda Center for Community Awareness (CCA)  tartamo Sport ku qabtaan Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Hay’adda waxay dhowrkii sanno ee la soo dhaafay qabanqaabiyeen Tartamo Sport oo ka kala dhacay Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Goballadda kale, waxaana hadafka laga leeyahay Tartamadaasi Sport tahay sidii Dhallinyarradda loogu barbaarin  lahaa Sprt-ga, loo xoojin lahaa is-dhexgalka bulshadda iyo sidii qeybaha bulshadda looga wacyi-gelin lahaa waxyaabaha  wax u dhimi kara mustaqbalkooda iyo Danaha Qaranka.00 11
sanka sanka2 sanka3sanka9sanka8sanka7sanka5sanka4iyagaj7sankasanka2sanka33344CCA0011sanka5 sanka7 sanka8 sanka9

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Dalsan 12-06-2015

Next Post

Dhagayso: Warka Duhur 12-06-2015 farxiyo Maxamed Xuseen & maxamed Nuur Muxuyadiin

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Waxaa maanta si rasmi ah lagu soo xiray Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex haween ah ay ku dhaawacmeen weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan...

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in xiisadda militari ee u dhexeysa Iran iyo Israa’iil...

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Mudane Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha...

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
  • Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
  • Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
  • Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00