HomeWararHay’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo saartay digniinno hor leh

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo saartay digniinno hor leh

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta ka Dagista Halis Wadareedka ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa soo saartay digniinno hor leh oo ku aadan fatahaado laga cabsi qabo in ay wadanka ka dhacaan todobaadkan. Hay’adda ayaa sheegaysa in usbuuca ugu dambeeya bishan ay jirto suurtagalnimada in ay dhacaan fatahaado isugu jira, kuwa ka yimaada webiyada iyo togagga oo soo rogmada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta ka Dagista Halis Wadareedka ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa soo saartay digniinno hor leh oo ku aadan fatahaado laga cabsi qabo in ay wadanka ka dhacaan todobaadkan.

Hay’adda ayaa sheegaysa in usbuuca ugu dambeeya bishan ay jirto suurtagalnimada in ay dhacaan fatahaado isugu jira, kuwa ka yimaada webiyada iyo togagga oo soo rogmada, si gaara degmooyinka Jowhar, Beledweyn, Buulaburde, Luuq, Doolow, iyo magaalooyin kale oo aanu webigu marin oo ku yaala gobollada Bay, Bakool, Gedo iyo Jubada Hoose.

- Advertisement -

Degmooyinka la magac dhabay ayaa wajihi kara khatarro ka imaan kara fatahaadda webiyada iyo daaddadka togaggu soo rogaan.

Waxa jira sare u kac heerka biyaha webiyada Shabeelle iyo Juba, waxana loo aaneynayaa roobbabka xooggan ee ka da’aya qaybo kamid ah Soomaaliya iyo buurraha Itoobiya.

Meelaha qaar ayaaba la soo weriyay in webigu ku fatahay, waxana kamid ah tuulooyin ku dhawdhaw magaalada Jowhar.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts